Kusoo biir maslaxo qaran Masiirkeennu wuxuu mudanyahay matalaad siyaasadeed oo dhab ah. Haddaba, mudane/marwo maanta waa maalintiinni ee fadlan ugu hiiliya qaranka codkiinna si loo toosiyo dhaxalka ubadkeenna. IS DIIWAANGALI Masaaliixda gaarka laguma matali karo masiir qaran. Rowda abdullahi olad Aqoon Karti Xilkasnimo Horumar Dhiirigalinta caruurta. Wax kaqabadka xaaladdaha adag iyo garab istaaga bulshada. Ka qeyb qaadashada doodaha danta guud iyo dhageysiga fikradaha shacabka. Ku biiri codkaaga katalinta maslaxo qaran, ha ku matasho, Rowda A. Olad Ogaal wanaaga ayaa keena in la dhageysto ubadka mustaqbalka.